Warar badan oo isa soo taraaya ayaa tibaaxaaya in Maantay Golaha wasiirada Puntland Shirkoodii Todobaadlaha Ahaa ay si aqlabiyad ah u ansaxiyeen gobol cusub oo Puntland ku soo biiraaya gobolkaas oo magaciisa yahay Gardafuul xaruntiisuna tahay Magaalada Caluula .
Waxaa Kale oo wararku nagu soo gaaraayaan in sidoo kale la ansaxiyay Degmada Cusub ee Murcanyo.
waxaan la rajaynaayaa in si degdeg ah loo horgeeyo golaha wakiilada puntland oo la rajaynaayo in ayaguna ansaxiyaan
Social Plugin