Magaalada Caluula ee xarunta Gobolka Gardafuu waxaa xalay siday wararku nagu soo gaarayaan kusoo rogmatay badii oo halkaasi kuqaadatay guryo badan oo bada udhawaa iyo laashash oo nooca kaluumasiga ah .
Qoysas farabadan oo daganaa kudhawaad 20 guri oo ay bada latagtay ayaa jooga duleedka magaalada Caluula.
radio Daljir Ayaa arinta kawaraysatay Faadumo cabdi muumin oo kamid aha dadka ay guryahooda ay kala tagtay bada
halkan ka dhagayso waraysiga
xuquuqda sawirada : wariye yuusu yare
Qoysas farabadan oo daganaa kudhawaad 20 guri oo ay bada latagtay ayaa jooga duleedka magaalada Caluula.
halkan ka dhagayso waraysiga
sawiro hore oo muujinaya biyaha badda oo guriga soo gaaraya oo qayb dumiyay |
Biyihii oo soo gaaray dhirta iyo guryaha |
xuquuqda sawirada : wariye yuusu yare