Waxaa lagu wadaa saaacadaha soo socda in lagu dhawaaqo Gole wasiiro oo gaaraya 26 wasiir 26 wasiir ku xigeen iyo 15 wasiiru Dowle;
Haddaba si hordhac ah ayaa warbaahinta u soo gudbineysaa 26 Wasiir iyo beelaha ay ka kala tirsan yihiin, shaxdaanw axbaa iska beddeli kara saacad kasta.
Beesha Daarod
- Xil. Fardowso Cusman Cigaal – Leelkase
- Abshir Cumar Huruuse – Majerten (Arrimaha Dibadda)
- Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) – Mareexan (Amniga)
- Jaamac Khalif – Dhulbahante (Kaluumeysiga)
- Xil. Siciid Dahir – Warsangeli (Hawlaha guud & guriyeynta)
Beesha Hawiye
- Xil. Maxamuud Cabduraxmaan Beene Beene – Gugundhabe (Qorsheynta)
- Xil. C/rasaq Maxamed Cumar – Xawadle
- Axmed Macalim Fiqi – Habargidir (Arrimaha Gudaha)
- Xil. Cali Xaaji – Gaaljecel (Caafimaadka)
- Xasan Macalin Maxamuud – Murursade (Dastuurka)
Beesha Dir
- Xil. Biixi Iiman Cige – Ciidagale ahna Raisul Wasaare Ku Xigeen
- Cabdullaahi Cadde – Habar Yoonis
- Xil. Ismacil Cabdiraxmaan Sh Bashir – Habar Jeclo
- Xil. Cilmi Maxamed Noor – Samaroon (Maaliyadda)
- Xil; Jamac Taqal Cabbaas – Gaadsan
- Xil. Axmed Xasan – Surre
Digil & Mirifle
- Sh Mukhtar Robow – Leeysan (Aqwaafta)
- Cabdulqaadir Jaamac – Jiroon (Gaashaandhigga)
- Xil. Axmed Nuunow – Dabarre
- Jibril C/rashid – Garre
- Ilyas Xasan – Eelay
Beesha Shanaad
- Faarax Sh C/qadir – Rer Aw Xasan (Waxbarashada)
- Da’ud Aweys – Jareerweyne (Dekadaha & Gaadiidka Badda)
- Xil. Khadija Maqzuumi – Banadiri
- Xil. Mowlid Cabdi – Ajuuraan
- Xil. Khadija Diriye – Yaxar