Maamul goboleedyada cusub ee laga abuuray soomaaliya iyo madaxwaynayaashooda waa kuwan:
Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug
Col, Maxamed Axmed Caalin.
Madaxweynaha Maamul goboleedka Shabeelaha Dhex
Mudane Cali Madaxeey Jawle.
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hiraan
Maxamuud Cabdi Gaab.
Madaxweynaha maamul Goboleedka Xamar& Xamardaye
Jibriil Maxamuud jilicow.
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubba Raas
Injineer cabdiulqaadir Maxmuud Yuusuf.
Madaxweynaha maamul goboleedka Azania
Prof. Maxamed Cabdi Gaandi.
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubba Jaziira
Eng. Cabdi Axmed Cusmaan.
Maamul Goboleedka bartamaha Soomaaliya
Maxamed Xaashi Cabdi.
Madaxweynaha Maamul-goboleedka Jubbaland
Dr. Mohammed Rashid Haji Ali.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka South West Somalia State
Eng. Sayed Cali Sheekh Maxamed.
Madaxweynaha maamul goboleedka Wargaadhi State
Mudane Yuusuf Xundubay (Yuuda).
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir iyo Maanyo
Eng Axmed Bajuu.
Maamul Goboleedka Bila-quban State
Maamul goboleedka Udubland
madaxweynaha maamul goboleedka Greenland State
Dr. Maxamed Ibraahim Afkuule.
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Benaadir State
Injineer Abba Aawoow Xaaji Suufi.
Maamul Goboleedka Cawl
Madaxweynaha maamul Goboleedka mareeg state
Mudane Maxamed Xaaji Cali.
Madaxweynaha maamul Goboleedka Waax iyo Waadi
Marwo jawaahir Baarqab.
Welina way socdaan ee ma dhadhawa……………….