Wikipedia waa mashruuc ujeedadiisa ay tahay in la sameeyo goobo maqaalada lagu qoro kuwaasi oo sii bata lana sii saxo. Maqaaladaasi oo ay u fasaxanyihiin dhammaan dadka oo dhan uusan qofna ku doodikarin in ay yihiin kuwiisa. Wikipediaha luqada Ingiriiska waxaa la bilaabay 2001 midkiisa afka soomaaligana waxaa la'bilaabay 2004