Waabaa waxaa la yiri laba nin oo xamar gaari dameer kaga shaqaysta ayaa fiidkii makhaayad soo galay, waxaa aad laysula dhacay khamiir ama dadka qaarkiis u yaqaaniin (muufo), haddii ay makhaayadii ka soo baxeen ayaa mid baabuur dar-darey dad badan baa meeshii ku soo xoomay oo saaxiibkii oo naxsan weydiiyey war ninka ma garaneysey, ninku ma dhintay iyo hadallo badan oo saas oo kale ah ,
ninkii saaxiibkii gaarigu maray ayaa hal mar sidii wax hurdo kasoo toosay yiri " haba iska dhintee wallaahi halka badar ah oo ku qasaaray aa iiga daran"