Maalintii dambe ayaa ninkii dhintay. Odaygii ayaa loo soo sheegay oo lagu yiri ninkii hebel ahaa ee turubka kaa badiyay waa dhintay. Intii laga sugayay inuu naxo ayuu dhahay " Alleylehe mar ma iga haray"
--------------------------------
Amintu waa salaadii makhrib, Salaadii ayaa lagalayaa. Goobtu waa masaajid jaamac dad badan... Imaamka: Istawuu, isku sima safka, meelaha banaan buuxiya, garbaha iyo cidhbaha sima oo yaanu shaydaanku idin soo dhex galine is cidhiidhsada.
Oday Qalbi wanagsan: Dee haduu shaydaanku tukanayo u daaya hasoo galee.
--------------------------------