Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maalinkii arbacada ansixiyay kordhinta ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ee ka howl gala dalka Soomaaliya, gaar ahaan caasimadda Muqdisho.
Goluhu waxa uu sheegay in ciidankaasi laga qaadayo tirada sideed kun (8000), lana geynayo laba iyo toban kun oo askari (12000).