Waxaa si Habsami leh uga socda Degamada Baargaal Hawlihii iyo dhismayaashii mashaariicdii Hay'ada USAID ugu deeqday Degmada Baargaal
Mashaariicda ayaa hada qayb badan oo kamid ah la dhamaystiray sida Guriga D/Hoose , Iskuulkii Sare ee Degmada iyo dayactirkii wadada Hoosin Gaabo , ayadoo Mar dhaw la rajaynaayo inay bilaabanto hawlihii
qandaraasyada inta ka dhiman mashaariicda
Waxaana halkaan idinku soo gudbinaynaa sawiradii mashruucii ugu horeeyay ee soo gabagaboobay kaas oo ahaa dhismihii iyo dayactirkii wadada Hoosin-gaabo oo isku xirta Degmada Baargaal iyo Boosaaso
DAAWASHO WACAN

Naga Filo Sawiraddii Mashaariicda Kale ee hada gabagabada Ah
SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka Horumarka Deegaanka Calbari
email : baargaal@gmail.com