Dhamaan Eheleda iyo asxaabta waxay hambalyo iyo bogaadin u diraayaan Boqorka Muxiidiin maxamuud khawaaf & Boqorada Rooda maxamed cali Guul
oo arooskoodu Maanta oo ah jimce 17/5/2013 ka dhacay magaalada Baargaal
Waxanuna leenahay hambalyo Hambalyo isku noqda kuwa isku raaga gacal iyo xigtaba arooskina lagu farax ubad khayra qaba kale hela
Aamiin aamiim aamiin