MadaxwaynahaDowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan SheikhMaxamed Faroole
ayaa goor dhaweyd shir Jaraa'id ku qabtey Xarunta Madaxtooyada
wuxuuna Madaxweynuhu sheegey in Doorashada dib loo dhigey ilaa amar dambe.
Wax tafaasiil ah kama uusan bixin Madaxweynuhu, xiliga Doorashadu dhici doonto, wuxuuse sheegey in Doorashada dib loo dhigey ilaa amar dambe.
Sida ay warar qaar nagu soo gaaraayaan Kulankii deg deg ah ee maanta ay wada yeesheen Madaxweynaha, ku xigeenkiisa, qaar ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Gudiga Amaanka Puntland ayaa go'aankaan kasoo baxay
shabakada Baargaal.net