waxaa si rasmi ah loo furay Dugsiga Hoose ee Qoraxaad oo dhawaan la dhamaystiray dhismahiisa
Munaasabad yar oo loo qabtay furitaanka iskuulka hoose ee qoraxaad ayaa waxaa halkaasi khudbado kal duwan kasoo jeediyay masuuliyiin kala duwan , muusuuliyiintaas oo ku dhiiriyay dhamaan ardayda waalidiinta deegaanka inay ka faa,iidaystaan fursada qaaliga ah ee ay heleen
Shabakada BAARGAAL.NET
isha wararka horumarka deegaanada Calbari