Dhamaan umada Soomaaliyeed meel walaba oo aad joogtaan waxaan idin
leenahay Ciidwanaagsan, waxaa idinku hanbalyaynanaa dabaaldaga
maalinta ciida AL-ADXAA oo aad ku wada damaashaadaysaan dunida daafeheeda.
Waxaan hanbalyo gooniya u diraynaa akhristayaasha shabakada Baargaal.net waxaan ilahay ka rajaynaynaa in uu naga aqbalo cibaadada cadaabtana uu naga xoreeyo Insha Allah.
Waxaan Alle weydiisanaynaa in u dalka Soomaaliya iyo dadkaba uu ka dul
qaado dhibaatada iyo abaaraha uguna badalo Nabad, Cadaalad, Horumar, Sinaan, iyo Barwaaqo.
Sanadkan kiisa kale ku gaara baraare iyo Horumar
SHABAKADA BAARGAAl.NET
Isha wararka horumarka Deeganada Calbari
Baargaal@gmail.com