Mucjiso: Wiil Labo Sano jir ah oo
Dhacdooyinka dunida ayaa ah kuwo iska soo daba dhacaya iyadoo cibro qaadasho alle dadka uu ugu talo galay, awoodiisana uu kusoo bandhigayo.
Dalka Shiinaha magaalo lagu magacaabo Huaxi waxa lagu arkay wiil labo sano jir ah oo Uur leh iyadoo dhaqaatiirtuna sheegeen inay muhiim tahay qaliin deg deg ah in lagu sameeyo wiilkaasi mataano caloosha ku sida.
Dr Jonathan Fanaroff, ayaa ka hadlay wiilka uurka leh ee calooshiisa mataanaha ku jiraan wiilkaas oo caalamka sheekadiisu ka yaabisay.
BAARGAAL.NET
baargaal@gmail.com