Wadaad caan ah oo lagu magacaabo Shiekh Ibrahim Amor, oo Kenyati ah
iyo saddex qof oo kale ayaa xalay lagu dilay magaalada Mombasa.
Dilka afartan qof ayaa sababtay dibadbaxyo iyo rabshado maanta ka
dhacay magaalada
salaadii jimce kadib Saraakiisha Kenya ayaa sheegay in dadka
rabshadaha sameeyay ay gubeen kaniisad.
Dhalinyaro magaalada Mombassa dagan oo ka cadheysan dilka Sheekha ayaa
waxay maanta dab qabadsiiyeen kaniisad.
BAARGAAL.NET
Wararkii ugu danbeeyay