Saacadaha soo aadan ayaa lagu wadaa in guddiga xalinta khilaafaadka iyo ansixinta ee uu madaxwayne faroole magacaabay ay ku dhawaaqaan magacyada 66 xildhibaan ee kamid noqon doona barlamaanka cusub ee
puntland ee 8 january dooranaya madaxwaynaha puntland
bulshada deegaanada calbari ayaa ayagu raja wayn ka qaba in murwo muxubo cismaan guuleed ka dhex muuqato liiska barito lagu dhawaaqi doono
murwo muxubo cismaan ayaa ololeheedii doorasho bulshadu aad ugu qancayn ayadoo hanatay kalsoonida iyo qalbiga dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada.
waxaa adkaan doonta sida ay bulshadu u aqbasho oo u qaadato in guddiga xalinta khilaafaadka uusan liiskiisa murwo muxubo ku soo darin arinkaas oo niyadjab xoog wayn ku ridaya bulshada
isha ku hay boggan si aad u noqotid cidda ugu hor ogaata
BAARGAAL.NET
isha wararka horumarka deegaanada calbari