Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa saacadaha soo socda waxa uu kulan gaar ah madaxtooyadda kula
qaadanayaa inta joogta wasiiradda uu maalinkii shalay magacaabay.
Kulanka madaxwaynaha iyo wasiirada cusub ayaa ah mid isbarasho guud
iyo in laga wada qayb galo hormarinta Puntland.
Warar kale oo warbaahinta qaar soo gaaraaya ayaa sheegaayaa in qaar
kamid ah wasiiradda maqan inay is-casili doonaan.
Dhinaca gobolka gardafuu waxaa aad looga niyad jabay ku dhawaaqida wasiirada cusub ee uu madaxwayne gaas sida fiican uga fiirsan
iyadoo aad meel kasta oo kamid ah ku arkaysid dhalinyaro aad uga xanaaqsan liiska wasiirada cusub.
Waxaa ayaan daro ah in uu madaxwayne gaas qanciyo gobolka gedo oo uusan qancin gobolka gardafuul
BAARGAAL.NET
Isha wararka deegaanada calbari