Saciid xasan Shire ayaa loo doortay inuu noqdo Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland 5ta sano ee
Gudoomiyaha cusub ee parlamaanka puntland Said Hasan Shire ayaa horay u ahaa Wasiirkii Xanaanada Xoolaha
Wuxuu Saciid xasan Shire helay 40 cod.
maaulka shabakada baargaal.net wuxuu u hambalyaynaayaa gudoomiyaha cusub angaoo u rajaynayna inuu ku gulaysto hawshaas loo igmaday.
BAARGAAL.NET