Wakaalada Wararka ee Reuters ayaa maanta daabacday in qoraal loo
maleynayo Twitterka Al Shabaab ee carabiga inuu yahay in lagu daabacay
war xaqiijnaya geerida Axmed Godane Hogaamiyaha Al Shabaab.
Qoraalka ayaa waxaa la socday muuqaal video ah oo lagu soo bandhigay
maydka hogaamiyaha al shabaab axmad godane ama AbuuZubeyr