Washington (Baargaal News) - War Saxaafadeed Goordhow kasoo baxay
Wasaaradda Difaaca ee Mareykanka ayaa lagu xaqiijiyay in Axmed Godane,
Hogaamiyaha Kooxda Al shabaab lagu dilay Weerarkii Cirka ee ka dhacay
Gobolka Shabeellaha Hoose.
Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa shaacisay Warkan Maanta oo Jimcaha, oo sidoo kale lagu sheegay in Dilka Godane oo noqon doono Qodax ka baxday Khatarta weyn ee uga sooo food lahayd Al shabaab.
Pentagon-ka ayaa ku tilmaamay Dilka Axmed Godane, mid noqon doonaa Dharbaaxo weyn oo ku dhacday Al shabaab, oo Mareykanka ku daray Liiska ArgagaxisadaFebruary 26, 2008.
SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka calbari