Murcanyo (BAARGAAL.NET) wararka Naga soo gaaraaya Degmada Murcanyo ayaa tibaaxaaya in Lagu guuldaraystay Dhismihii Golaha Deegaanka Degmada Murcanyo Kadib markii Lagu heshiin waayay shirarkii ka dhacay magaalada murcanyo
Wafdigii Gudoomiyaha Gobolka Gardafuu iyo wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha Puntland ayaa dib ugu soo noqday magaalada Xaabo halkaas oo ay caawa ku sugan yihiin
ilaa iyo hada lama yaqaan talaabada ay qaadi doonaan wafdiga Puntland
wixii soo Kordha ku xirnow
SHABAKADA BAARGAAL.NET
ISha wararka Horumarka Deegaanada Calbari
Email: Baargaal@gmail.com
Facebook: Facebook.com/Baargaal