Shirka Golaha wasiirada Puntland oo todobaad kasta maalinta khamiistaa la qabto ayaa todobaadkan waxaa shir gudoominayey madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng C/xakiin C/laahi Cumar Camey, waxaa looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin Adkaynta Amniga, Arrimaha dhaqaalaha, Dib u habaynta Shaqaalaha Dowladda iyo sidii nabad looga dhex dhalin lahaa beelo kud agaalamay Sool iyo Karkaar.
Akhriso War-saxaafadeedka.