Wararka ka imaanaaya caawa xagaas iyo Caasimada Soomaaliya ee
Muqadisho ayaa sheegaya uu Raisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid
uu Saxiixay in u kala Eryo Golahii Wasiirada oo u dhawaan soo magacaabay.
R/Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa Gudoonka Barlamaanka ka Codsaday in waqti loogu daro si uu u soo Magacaabo Golle Wasiiro Cusub oo ay ka muuqdaan Dad Tayo leh,
Rw Cumar Cabdirashiid ayaa go'aankaas ku dhawaaqi doono berri haduu eebe idmo
BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka deegaanada Calbari
Nagala soo xiriir: baargaal@gmail.com