Mid ka mid wasiirada cusub ee dowlada fedraalka ayaa maanta 11:20 am xiliga Magaalda Muqdisho isku tooreeyay guriga mid ka mid wasiirada cusub.
Waraka waxa ay intaas ku darayaan in ay ciidamda isku dagaaleen, dhaawaca labada ruux ee istooreeyay ayaaa la dhigay mid ka mid
isbitaalda ku yaala degmada hodan oo ay maamulaan dowlada Turkiga.