Wasiirka Caafimaadka dawladda Puntland Dr Axmed Saadiq Eenow oo ka soo laabtay Deegaanada Gobolka Gardafuu ayaa sheegay in uu halkaas ku soo arkay wax badan oo ay dadka deegaankaas ubaahan yihiin.
Wasiirka ayaa sheegay in ay dadkaas ay gaareen horumar wanaagsan, wuxuuna tilmaamay in ay rajo wanaagsan ka qabaan in ay wax badana qabsan doonaan.
Dr.Saadiq ayaa sheegay in ay jiraan barnaamijyo waaweyn oo ay dawladdu dooneyso in ay ku hormariso gobalkaas, isagoo ugu yeeray dhamaanba dadku in ay maalgalin ku sameeyaan dhulkooda.
Wasaaradiisa Caafimaadka ayuu sheegay Wasiirku in ay waxqabad wanaagsan ka sameyn doonto gobalkaas, isagoo sheegay in uu soo furay mashaariic wanaagsan.
HALKAN KA DHAGEYSO

SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka Horumarka Calbari
Email:Baargaal@gmail.com