Sawirka maanta waxaan ku soo qaadanaynaa shir wayne ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha oo ka socda magaalada garowe ee caasimada dawlada Puntland gaar ahaan xarunta hay’ada horumarinta iyo cilmi baarista Puntland ee PDRC.
Shirkaas oo ku saabsan maamul baahinta loogana doodaayo dhibaatooyinka iyo caqabadaha hortaagan maamul baahinta gobolada iyo Degmooyinka puntland
Daawasho Wacan
SHABAKADA BAARGAAL.NET
ISha wararka Horumarka Deegaanada Calbari
Email:Baargaal@gmail.com