Waxanu Leenahay anago wadajir ugu dhawaqayna hambalyo Hambalyo wada Noolado nabad ku waaara isku noqda kuwa isku raaga gacal iyo xigtaba arooskina lagu farax ubad khayra qaba kala hela
Noqda reerkii lagu nastee lagu negaado, wiil iyo caano gabar iyo caano, baarakallaahu lakum wabaaraka calaykum wajamaca baynakumaa bilkhayr
Aamiin ....... Aaamiin........... Aamiin
waxaana hambalyadan diraaya Marka Hore :
korneel cabdulaahi yuusuf maxamuud iyo xaasikiiasa istanbuul cali aadan iyo wiilkooda maxamed c/laahi yuusuf iyo gabadhooda Hudo maxamed caliMadiina cali aadan iyo caruureeda
Bile uurgub
Nabiil uurgub xaaskiisa iyo caruutiisa sucaad iyo ubax
Sahro cali aadan iyo caruurteeda
C/qaadir abuukar iyo shacni abuukar saynab cali aadan iyo caruurteda
Sahro cali aadan iyo caruurteeda
C/qaadir abuukar iyo shacni abuukar saynab cali aadan iyo caruurteda
naadiyo maxamed iyo nasteexo maxamed iyo naasir maxamed
Xaliimo cali aadan iyo gabadheeda ilhaan baynax
Jihaan uurgub odageeda c/qaadir iyo caruurtooda
maxamed c/qaadir
maxamuud c/qaadir
muscab c/qaadir
mumtaaz c/qaadir
maariya c/qaadir
Reerkii Lagu Nastee lagu nagaadee Wada jiree Nabad gala Allahayow idinka Yeel.
aamiin .. Aamiin .... aamiin . aamiin