Sawirka Maanta waxaa ku soo qaadanayaanaa heshiis ganacsi oo ay la soo saxiixday Dawlada Puntland dawlada Deriskeeda ah ee Itoobiya oo Ku saabsan ganacsi lays dhaafsado oo Wax soo saarka Puntland gaar ahaan Khayraadka Puntland sida kaluunka loo dhoofiyo Dawlada Itoobiya , laakin mar walba oo ay ganacsatadu u hawlgalaan arinkaas dhinaca itoobiya waxay kala kulmaan caqabada badan , marka aaway heshiiskuu uu madaxwaynu soo saxiiixay oo uu marar badan u tagay Dalka itoobiya
Daawasho Wacan
Daawasho Wacan