sawirka Maanta waxaa ku soo qaadanaynaa dhismaha Xarunta Wasaarada Deegaanka iyo Doorjoogtu ay Baargaal ku yeelan lahayd oo ay wasaarada Deegaanka Puntland sheegtay inay dhawaan dhismaheeda bilaabayso
xaruntaas oo uu dhagax dhigay Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas bishii May 2014 markii uu booqashada
taariikhiga ahayd ku yimid Degmada Baargaal
iyo deegaanada Bariga fog ee puntland
Daawasho wacan