Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa waxaa ka socda Olole balaaran oo Musharixiinta u taagan jagada Guddoomiyaha Baarlamaanka ay
ku raadsanayaan codadka Xildhibaanada,xilli doorashada Guddoomiyuhu ay
loo ballansanyahay dhacayso todobaadka soo socda.
Maalinta Isniinta oo ay taariikhdu ay ku beegan tahay 9/11/2015 ayaa loo qabtay inay dhacdo doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland.
Musharax Axmed Cali Xaashi iyo Cabdixakiim Dhoobadaareed ayaa ha
labada Musharax ee ugu cad cad,kuwaas oo ka mid ah Xildhibaanada ka
soo jeeda Gobolada Sanaag iyo Hayland.
SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka calbari
baargaal@gmail.com