Magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa waxaa shalay lagu qabtay kulan looga hadlayey ladagaalanka jariifka sharcidarrada ah ee ay doonyaha dalalka shisheeye ka wadaan deegaamada Puntland,
Doodaas waxaa ka qaybgalay qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Garoowe.
daawasho wacan.