Halkan ka Daawo Barnaamaj ka hadlaaya dhibaatada Kallumaysiga Sharci darada ah iyo jariif ku hayaan Xeebaha Puntland , ayagoo saameeyay noloshii iyo Waxsoosaarkii Deegaamada Xeebaha Ku teedsan oo bulshadaku dhaqan Deegaanadas ay Noloshoodu ku tiirsanayd badda 80% iyo kabadan
Barnaamajkan wuxuu qayb ka yahay Barnaamajyo Badan oo looga hadlaayo Dhibaatadaas , oo Caalamku loogu Gudbinaayo booka , jariifka , xaalufka lagu hayo deeganaadaas , oo hadii aan si dedeg ah wax looga qaban keenaysa dhibaato badan iyo burcad badeedii oo mar labaad dib u soo unkata ,
Barnaamajka waxaa soo saaray C/qani C/laahi Irbad ,
Daawasho Wacan
SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka Deegaanada Calbari