Gudoomiyaha Gobolka Gardafuu Mudane C/Qaadir Yuusuf Maxamed Ismaaciil iidi oo muddo ku maqnaa safar shaqo oo dibada ah oo uu ku tagay dalalka Ingiriiska , Talyaaniga , iyo dalalka Scandnavian-ka ayaa caawa soo gaaray Degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu siduu kormeero Guud ugu sameeyo Gobolka Guud ahaan iyo gaar ahaan Deegaanadii ay ku dhufteen duufaanihii ka dhecay xeebaha puntland
Gudoomiayaha iyo Wafdigiisa oo soo gaaray magaalada Baargaal habeenimo ayaa waxaa siweyn ugu soo dhaweeyay Mas'uuliyiinta ugu saraysa Maamulka Degmada oo uu Hormuud u yahay Gudoomiyaha Degmada Baargaal Mudane Abuukar Axmed Yuusuf ,Odoyaasha Dhaqanka, waxgaradka
Gudoomiyaha ayaa safarkiisa deegaanada gobolka Garadfuu ee ay saameeyeen duufaanuhu wuxuu ka bilaabay Degmada Gumbax oo uu maantay booqday.
Gudoomiayaha iyo Wafdigiisa oo soo gaaray magaalada Baargaal habeenimo ayaa waxaa siweyn ugu soo dhaweeyay Mas'uuliyiinta ugu saraysa Maamulka Degmada oo uu Hormuud u yahay Gudoomiyaha Degmada Baargaal Mudane Abuukar Axmed Yuusuf ,Odoyaasha Dhaqanka, waxgaradka
Wafdiga waxaa ka danbeeya oo caawa laga sugaaya Baargaal Wafdi Xildhibaano puntland ah
SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka Horumarka Calbari
Baargaal@gmail.com