waxaa si rasmi ah loo soo gabagagabeeyay isku aadka wareega 16-aad ee koobka horyaalada Yurub (UEFA Champions League) oo haatan soo gaaray heer kala bax ah (Knock Out).
Hadaba 16-ka koox ee tartanka ugu qiimaha badan Yurub isugu soo haray ayaa loo qori tuuray waxaana xusid mudan in kooxaha isku guruub kasoo baxelay iyo kuwa isku dalka ah inaysan isku dhici doonin.
Ugudanbayntii waxa ay naadiyayaasha isku arki doonaa sida soo socota
Dynamo Kyiv vs Manchester City
Benfica vs Zenit
PSV vs Atletico Madrid
Juventus vs Bayern Munich
Arsenal vs Barcelona
PSG vs Chelsea
Roma vs Real Madrid
Gent vs Wolfsburg
SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka calbari