القائمة الرئيسية

الصفحات

Jiriifka, Boob La Sharciyeeyey (Documentary) Qaybta Koowaad

Kalluumeysiga aan sharciga ahayn ee ka soconaya badaha Soomaaliya, wuxuu halis geliyey nolosha kalluumeysatada iyo noolaha badda.

Haddii kalluumeysiga sharci darrada ahi uu sii socdo waxaa hubaal ah in badaha Soomaaliya uu xaaluf ku dhici doono, waxaa sidoo kale suurogal ah in falalkii burcad-badeedku markale dib usoo laabtaan.


Daawo Filim Documentary ah oo xasuus reeb iyo xaqiiq tabin ah oo uu soo diyaariy wariye Maxamed salaad dirir oo ah wariye madaxbaan oo la socday wariyayaal safar dheer oo xaqiiq raadin ah ku yimaaday deegaanad Bariga Fog ee Xeebaha Puntland siday xog uga uriiriyaan degaanadaas.

Daawasho Wacan