القائمة الرئيسية

الصفحات

Qarax Xoogan oo goordhow Muqdisho ka dhacay

Warraka naga soo gaaraya Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegay in goordhow Qarax xoogan uu ka dhacay Wadada u dhaxaysa Hotel Makka almukaramaiyo isgoyska Shaqaalaha.

Qaraxaan ayaa laga maqlayay dhamaan Magaalada Muqdisho lamana ogo Khasaaraha rasmi ah ee ka dhashay qaraxaas iyo Cida lala beegsaday.

Balse wararka qaar ayaa sheegaya in uu Qaraxa khasaaro gaarsiiyay Dad Rayid oo ku sugnaa Goobta uuka dhacay Qaraxa inkasto aan hadala sheegin Khasaaraha Rasmiga ah

Qaraxa ayaa la sheegay in lagu soo xiray Gaari islamarkaana la dhigay Wadad dhinaceeda, waxaana iminka goobta uu qaraxa ka dhacayku sugan Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo baritaan kawado.

BAAEGAAL.NET