القائمة الرئيسية

الصفحات

Sawirka Maanta : War inta waxaasi xilka hayo yaa wax noo qabanaaya

Sawirka Maanta waxaan Ku soo qaadanaynaa ahamiyada ay leedahay wada-shaqaynta haldoorka, wax-garadka, xil-dhibaannada iyo masuuliyiinta ka soo wada jeeda Gobol , Degmo ilaa tuulo si loo gaaro waxqabad muuqda iyo horumar.

wadashaqayntaas iyo isfahamkaas ayaan ka dhex muuqan masuuliyiinta Gobolka Gardafuu taas oo keentay in faraha laysku taago oo dib u dhaca ku yimaaday hawlihii Derdergalinta Gobolka laysku eedeeyo taasi oo dad badan niyad jab ku riday

marka daawasho wacan