Haween Isugu Jira Hooyooyin Dhalinyaro oo sita astaanta Calanka Puntland iyo Kan soomaaliya , isla markaana farxad la sacbinaayay iyo ciyaaraha Dhaqanka , qaarkoodna ay siteen sawirka wasiirada Haweenka iyo Horumarinta Puntland anisa C/qaadir Xaaji Muumin ayaa ku soo dhaweeyay bar kontrool oo laga soo galo magaalada Boosaaso wafdi ay hogaaminaysay wasiirada haweenka iyo horumarinta qoyska punntland
Wafdiga ay hogaaminaysay wasiir anisa C/qaadir xaaji muumin ayaa kasoo kicitimay Magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ayadoo wasiiradu mid mid u gacan qaaday dhamaan dadkii halkaas ku soo dhaweeyay
maryan guduudo oo ah gudoomiyaha haweenka gobolka Bari oo goobta ka hadashay ayaa tiri"
Waxaan Ku soo dhawaynaynaa Magaalada Boosaaso wasiirka Haweenka iyo horumarinta qoyska iyo agaasiimaha xiriirka gobolada iyo agaasimaha maamulka iyo dhamaan wafdiga wasiirada la socday oo u timi arimo shaqo awgeed
sidoo kale waxay sheegeen inay tahay wasiir anisa wasiirkii haween ee ugu horaysay ee ay qorax u istaagaan
ugu danbayntii wasiirka hawwnka iyo horumarinta Qoyska puntland Anisa cabdulqaadir xaaji muumin ayaa u mahad celisay dadwaynihii soo dhaweeyay ayadoo sheegtay in reer boosaaso u heelan yihiin soo dhawynyeeda markasta ay gobolka timaado , ayadoo sheegtay inay sii wadayso barnaamajyo ay booqashadeedii hore ka haraaan oo dhalinyarada caruurta iyo haweenka khuseeya
daawo muuqaalka soo dhawaynta
Shabakada Baargaal.Net
isha wararka Horumarka Deegaanada Calbari