Gudoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf maxamed Wacays dhado ayaa faahfaahin
ka bixiyay shaqo joojin aysameeyeen ganacsatu taas oo la xariirtay
Canshuuro la kordhiyay.
Gudoomiyaha Gobolka Bari ayaa sheegay in shir ay yeesheen ganacsatada ay ku heshiiyeen in wixii wada hadal ah la isaga yimaado15 Bishan Janaayo.
Waxaa uu Gudoomiyuhu intaas racashay in haatan si wanagsan shaqadaas ku socoto wax walbana xal laga gaarayo in arrimaha canshuuraha kulanka lawdaa qaadandoonana uu nqoonayo mid looga hadlayo Canshuuraha Ganacsatad qaar ka cawdeem.
SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha waraka horumarka calbari