Bulshada ka soo jeeda Degmada Baargaal oo isugu jira aqoon yahano ganacsato shaqaalaha dawlada iyo shirkadaha ganacsiga uuna kamid ahaa duqa Degmada Baargaal mudane Abuukar Axmed Yuusuf ayaa casho sharaf u sameeyay wafdigii Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiwali Shiikh Axmed oo kusugan magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa waxaa weheliyay prof Cabdiraxman baadiyow , xildhiban Cabdi bare yuusuf , ex wasiir Cali xareed iyo masuuliyiin kale
kulankan casho sharafta ah ayaa ka dhacay hotol gacayte ee magaalada boosaaso cashada kadib ayay qaateen shir qaatay mudo saacad iyo bar ah kaas oo looga wada hadlay arimaha soomaaliya guud ahaan gaar ahaan Puntland iyo weliba Degmada baargaal.
Kulanka oo ahaa iswaraysi iyo soo dhawayn ayaa waxaa laysku dhaafsaday aragtiyo kala duwan oo ku saabsan Xalka ugu haboon ee Soomaaliya uga bixi karto dhibaatada ay ku jirto isla markaana loo heli lahaa hanaan dawladnimo oo cadaalad ku dhisan.
dhinaca kale waxaa wafdiga raisul warihii hore ee soomaaliya looga waramay taariikhdii hore ee Degmada Baargaal oo ah magaalo qadiimi ah iyo marxaladihii ay soo martay Degmadu iyo horumarka balaaran ee hada ka socda Degmada
ugu danbayntii kulanka casho sharafta ah ayaa kusoo idlaadey jawi kudheehan farxad iyo isbarasho9