Shirkii golaha xukuumadda Puntland ee maanta oo uu shir gudoominayey madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa laga soo saaray qodobo muhiim ah, oo ay kamid ahaayeen derdergalinta dhismaha golayaasha eegaanka Degmooyinka dhiman
iyo sidoo kale waxaa kamid ahaa qodoo ku saabsan ammaanka, abaaraha siyaasadda Soomaaliya iyo qodobo kale.
Halkan Hoose KA akhriso

Halkan Hoose KA akhriso