sawirka Maanta waxaan ku soo qaadanaynaa Tartanka u dhaxeeya Shirkadaha Isgarsiinta Ka hawlgala Gayiga Puntland ee kala ah Golis Telecom iyo Shirkada SOMTEL oo ah mid la saadaalinaayo inuu bilow u noqon doona dagaalka Isgaarsiinta Deegaanada Puntland , kadib markii Shirkada Golis ay Dhawan Ku dhawaaqday Qiimo Dhimis Baaxad wayn oo Dhinacyada Adeega Internetka ah.
Loolanka u dhaxeeya shirkadaha isgaarsiinta ee Puntland ayaa ahaa mid marxalado kala duwan soo maray, iyadoo dadka ay si weydiinayaan in loolanka cusub ee labada shirkadood ee ugu tunka weyn shirkadaha Isgaarsiinta Puntland Ka hawlgala inuu xiiso u yeeli doono adeegyada isgaarsiineed ee deegaanada Dawlad Goboleedka Puntland , gaar ahaan dhinaca Internet-ka.

Tartankaas ayaa ah mid ay dani ugu jirto Bulshada Ku dhaqan deegaanaada Puntland oo heli doono adeegyo Tayadoodu sarayso iyo qiimo Dhimis Ballaaran
Marka Sheekadu waa ilaahow shirkadaha Soo badi si tartan dhinaca isgaarsiinta ah loo helo oo ilaahow kii roon reerka u reeb