Musharaxa Xildhibaanka ah Siciid Cabdullaahi Deni oo u tartamaya xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee doorashada 2016 ayaa waraysiga todobaadka ee TV-ga Universal uga hadley waxyaabo badan oo ay ka mid tahay, Baarlamaanka, Dastuurka, Arrimaha federaalka, Dhaqaalaha, iyo waxa uu keeni karo is-beddel haddii uu noqdo madaxweynaha Soomaaliya
hoos ka daawo Waraysiga oo dhamaystiran