shir Jaraa’id oo uu galabta ku qabtay Garowe ayuu sheegay inuu xilka iska casilay sababo u gaar ah isaga, wuxuuna uga mahad celiyey dawaladda Puntland.
Wuxuu si gaar ah ugu mahad celiyay Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu ku ammaanay inuu shaqadiisa ula garab galay mudadii uu xilkan hayay.