Madaxwaynaha iyo Ra’iisal wasaraha xilku ka dhamaadey ee DAwlada Fedraalka Soomaaliya Xasan sheekh iyo Cumar C/rashiid , islamarkaana labaduba ah ah musharaxiin u taagan doorashada maaxweynaha Somalia ayaa ku soo wajahan maalmaha soo socda deegaanada Dawlada Goboleedka Puntland.
Wararkan ayaa sheegaya in safarkoodu la xiriiro ololaha doorashada madaxwaynaha soomaaliya oo dhamaadka sanadka ka dhici doonta dalka
Wararkan ayaa sheegaya in safarkoodu la xiriiro ololaha doorashada madaxwaynaha soomaaliya oo dhamaadka sanadka ka dhici doonta dalka
labadan masuul ayaa u kala tartamaaya inay helaan taageerada Dawlada Puntland oo miisaan wayn ku lahaan doonta Doorashada madaxtinimada soomaaliya iyadoo ay maalmaahan soo baxaayeen warar sheegaya in madaxwayne xasan sheekh uu aad ugu soo dhawaanaayo madaxwaynaha Puntland C/wali gaas uuna ku raja waynyahay inuu taageero in dib loogu soo doorto Madaxwaynaha Dawlada Fedraalka Soomaaliya afarta sano ee soo socda
SHABAKADA BAARGAAL.NET
isha wararka Horumarka Calbari
Baargaal@gmail.com