Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa u magacaabey Mudane Maxamud axmad Caynab oo ku magac dheer (gubsul) in uu noqdo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Gardafuu.
Maxamuud axmad Caynab ayaa waxaa uu badalayaa gudoomiyihii xilka iska casilay ee C/qaadir Maxamed Yuusuf iidi oo sababo u gaar ah isaga casilay xilka.
Shabakada BAARGAAL.NET ayaa dhamaadkii bishii hore horay u shaacisay in gudoomiyaha cusub loo magacaabay mudane maxamuud axmed Caynab.
SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka Horumarka Calbari
Baargaal@gmail.com