Baro hab qoralka bandhigga dhambalo kalgacal waxan ku bilabeyna sida lo qoro waqad lo dirayo shaqsi ad xirir laheydeyn mudo dher ka hor balse ad kala hayaanten, si kasto ad ku kala tagtane anad rabtid damacna ka galay in ad la yelato xirir rogal celis ah si ad dib uga so amba qadan qorshe jaceyl sidan ayana lo qora;.
From………………………………………… To………………………………………….
Waxan bisinka lo qaban barqad yelan maye, yan ka bodin furahe bismilahi wa kow, salan baxad weyno bogga an kaso jaray, an kugu badbashe bilaney/bilanow ma nabad ba.
Salan kadib waxa kula hadleysa naf mer mertay musanwayday awga, magalada dhammantedna ku waregtay, misna wayday mid ay kugu metesho, dadku wu dagala dabaded heshiya, cano datay dabada la qabta, xajo xumatayna lagama haro, sidu qalad ku dhici karana lama yirahdo e siden u xalina aya la yirahda.
Marka waxan jacleystay inan xirirkeni hore an so cusbonaysino, gacmana wada jirbay wax ku goyan, aqalna tir la’antis keligis ma tagno, ila tiri cashaqa o wx ila qabo, adigo ka tanasulaya wixi tagay e na dhexmaray, misna ku tirsan mahmahda dhahaysa; “Carrab iyo aya isugu dhow iyaguna way is qoman”. Sido kale waxa la yiri, “Xususta ma xiririyo”
macanto/macane, u malayn mayo inay dembi igu noqonayso haddi an irahdo ma jirto shaqsi adiga ka sareya, sumcad iyo karamana an kugu miseynkaro….