Ergooyin ka yimid beelaha kala duwan ee Puntland oo gaaraya 1,887 Ergo ayaa doortay 37 Mudane oo ka mid noqonaya xubnaha Aqalka Hoose Dowladda Federaalka.
66-da Xildhibaan ee Baarlamaanka Puntland ayaa doortay 11 xubnood oo iyana Aqalka Sare Puntland u matali doona Dowladda Faderaalka Soomaaliya.
66-da Xildhibaan ee Baarlamaanka Puntland ayaa doortay 11 xubnood oo iyana Aqalka Sare Puntland u matali doona Dowladda Faderaalka Soomaaliya.
AQALKA SARE
- Cabdiraxmaan Sheekh Axmed Maxamed Faroole
- Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake
- Farxaan Cali Xuseen
- Bootaan Barre Samatar
- Abdirisaaq Osmaan Jurille
- Siciido Xasan Cismaan
- Mahad Daahir Sh Nuur
- Cabdisalaan Xaaji Maxamuud
- Hodan Maxamuud Cismaan
- Shukri Aadan Maxamed
- Maxamuud Axmed Maxamuud
AQALKA HOOSE
- Siciid Xuseen Ciid
- Sakariiye Maxamuud Xaaji Cabdi
- Burhaan Aadan Cumar
- Jaabir Maxamed Cabdi
- Siciido Maxamed Xasan
- Sacdiyo Careys Ciise kaarshe
- Cali Yuusuf Cali Xoosh
- Siciid Daahir
- Cumar Ismaaciil Waaberi
- Cilmi Cumar Caynsane
- Axmed Ismaaciil Maxamed Xaaji
- Maxamuud Xayir Ibraahim
- Cabdinaasir Siciid Muuse
- Daahir Xaaji Geelle
- Cabdirashiid Maxamuud Xasan
- Cali Faarax Dhahar
- Cali Axmed Jaamac Jangali
- Daa’uud Maxamuud Cumar Bisinle
- Cabdi Maxamud Maxamed
- Faysal Cabdulle Guuleed
- Daahir Maxamed Muuse
- Sacdiya Yaasiin Samatar
- Cabdirashiid Maxamed Gaboobe
- Saadiq Warfaa
- Sharmaake Garaad Saleebaan Buraae
- Mohamed Abdullaahi
- Maxamed Xaaji Geelle
- Saleebaan Maxamuud Xaashi
- Maxamed Cabdikaafi Maxamed
- Cabdullaahi Bidhaan Warsame
- Xaawo Yuusuf Axmed
- Maxamuud Axmed Ciise
- Axmed Ismaaciil Shabeel
- Canab Xasan Cilmi
- Axmed Maxamed Axmed
- Deeqa Siciid Xasan
- Ikraan Yusuf xirsi
SHABAKADA BAARGAAl.NET
isha wararka horumarka calbari
baargaal@gmail.com