marka labaad waxaan Salaan Qiimo iyo qaayo leh u soo marinaynaa aalada internetka Dhamaan Akhristayasha Shabakada Baargaal.net gaar ahaan kuwooda Xiiseeya technoloogiyadaha Cusub ee Casriga Ah.
Sidaad horay nooga barateen Barnaamajka BAARGAALTECH oo ah barnaamij aan bulshada uga faaiidaynayno Arimaha La xiriira Technologiyada iyo computerka , internetka iwm kuwooda faaidaha iyo horumarka Bulshada U leh inaan Ku soo Gudbino .
waxaa wax yar ka harsanyihiin Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya oo ah maalinta ay dhacayso maalin taariikh wayn ugu fadhida umadda soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan , sabab badana awgood uu qof u daawan karin ama ula socon karin
marka Haddii aad tahay qof jecel in uu ka daawado kanaalada kala duwan taleefankiisa gacanta oo aad haysatid taleefan ku shaqeeya nidaamka Android, ama aad leedahay telefoon iPhone waxaan maanta isdiin soo gudbinaynaa barnaamaj si toos ah loga daawan karo kanalada soomaalida ee ugu caansan iyo kanaalo kale oo badan oo warar iyo xogba laga helo waana

warnaamijka waxaa la yiraahdaa Live Stream TV
waxaana lagala soo degi karaa meelaha hoose wixii intaas dheer oo dhinaca farsamada ah waxaad nagula wadaagi kartaan qaybta hoose ee comments ka ama waxaad noogu soo diri kartaan emailka Baargaal@gmail.com