War Goor dhow naga soo gaaray Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa xaqiijinaya in Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu u Magacaabay Ra’iisul Wasaarihiisa mudane Xasan Cali Kheyre.
Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ka hor inta uusan u Ambabixin Dalka boqortooyada Sacuudiga.
Madaxweynaha ayaa ugu baqoolaya Dalka Sacuudiga si halkaas uu ugu soo Cumreysto uguna soo duceeyo Umadda Soomaaliyeed.
BAARGAAL.NET
isha wararka horumarka calbari